
Madaxwaynayaasha kala ah Siciid Cabdulaahi Deni iyo Axmed Islaam Axmed Madoobe ayaa waxaa la ogaaday qorshaha ay u yimaadeen Magaalada muqdisho inuu yahay sidii shirka Wadatashiga arimaha Doorashooyinka Fashil ugu soo dhamaan lahaa iyo in dagaal Muqdisho ka dhaco.
Leave a Reply