Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo weftigii uu hogaaminayey oo ku sugan deegaanka Saax-meygaag, ayaa dadaal ku bixiyay nabadeynta beelo walaalo ah oo halkaasi ku diriray, waxaana lagu guuleystay in la sameeyo xabad joojin Kadibna loo gudbo Shirka nabadeynta ee lagu dhex dhexaadinayo Beelaha dirirtu dhexmartay.
Leave a Reply