
Xafiiska Ra’iisalwasaaraha Xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa shaaciyey Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee looga hadlaayey arimaha Doorashada Soomaaliya oo Afar maalin ka socday Teendhada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho ayaa shalay lasoo gaba-gabeeyay, iyada oo weli Madaxda is afgarad ka gaarin arimaha Doorashada iyo amniga.
Leave a Reply