Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ay ka qayb galayeen Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa maraya heer gebogebo ah iyadoo horumarro laga gaaray arrimihii laga wada hadlayay, waxaana la filayaa in dhawaan la soo gabogebeeyo.
Leave a Reply