Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada maamulka Gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) ayaa maanta shir gudoomiyay kulan looga hadlaayo amniga Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho iyo sidii looga hortagi lahaa Banaanbaxyo aan sharci loo haysan oo muqdisho looga dhawaaqay.
Leave a Reply