Banaanbixii uu Abaabulaayey Wasiirkii hore ee arrimaha Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa baaqday kadib markii Qaar ka mid ah oday dhaqameedyada Magaalada Muqdisho oo uu hoggaaminayay Ugaas Maxamuud Cali Ugaas ay sheegeen inaan Xiligaan Banaanbax iyo rabshado Muqdisho xamili karin.
Leave a Reply