Dhalinyaradaan gaaraya 97-qof oo ay kamid yihiin shan haween ah, kuwaas oo muddo ku xanibnaa dalka Liibiya, ayaa Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisaciid Muuse iyo masuuliyiin kale, kusoo dhaweeyay Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Leave a Reply