
Guddiga hirgelinta doorashada Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee SEIT ayaa shaaciyay Magacyada Odayaasha dhaqanka iyo Ururada Bulshada Rayidka ee soo xulaya Ergada 5-tii kursi ee guddigu shaaciyey dhawaan in la qabanao doorashadooda.
Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa noqday maamulkii ugu horreeyay ee dhaqan-geliyay qodobadii kasoo baxay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee heshiiska looga gaaray doorashada dalka.

Leave a Reply