Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo ka hadlaayey banaanbixii laga abaabulaayey Magaalada Muqdisho ayaa waxuu sheegay “Waxaa jira Kooxo yiri waxaan Qabanaynaa Banaanbax aan La ogayn wax ka danbeyn Doona ,Balse anaga iyo Odayaashi Dhaqanka ayaa ku Guuleystay in la baajiyo “
Leave a Reply