
Xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta ansxiyey miisaaniyada 2022, Waxaa Fadhiyey 67 Xildhibaan waxaa ogolaadey 57 Muddane halka ay diideen 6 xildhibaan 3 Xildhibaan ay ka aamuseen.
Inta aya socotay dooda Miisaaniyada ayaa waxaa golaha wakiilada Soomaaliland Gacan hadal ku dhexmaray Labo Mudana taas oo keentay Buuq badan iyo gacmo taagtaag.
Leave a Reply