Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo ka hadlaayey Daah-furka shirka Hiigsiga Puntland ee 2040 ayaa shacabka Puntland ugu baaqay inay badiyaan dhalmada si ay bulshada Puntland u gaarto 10 milyan.

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply