
Boqor cusmaan buumadow oo shir ku qabtay Muqdisho isaga iyo Masuuliyiinta kasoo jeeda Somaliland ayaa sheegay inay ka baxeen Doorashada waxaan halkaan isugu nimid in aan u cadeyna Beesha caalamka iyo Soomaaliba, waxaa kaloo sheegay Buurmadow Marka aan garan waynay cid aan kaga Dacwoona Rooble waxaan uga dacwoonay Beeshiisa Habargidir waxna kama qaban.
Leave a Reply