
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka hadlay hadalkii Boqor Buurmadow iyo Cabdi Xaashi u jeediyeen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo beeshiisa taasi oo ay aheyd inuu boobayo kuraasta Gobolada Waqooyi.
Mahdi Guuleed ayaa sheegay inuu Ra’iisul Wasaare Rooble uu ka raalli-gelinayo hadaladii gefka ahaa ee eedeynta loogu jeediyay, wuxuuna xusay in Xafiiska Rooble uu hoggaamiye ka yahay fududeynta iyo hagida doorashada.
Leave a Reply