Madaxweyne kuxigeenka Maamul Goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Dhuusamareeb kaddib markii uu safar shaqo ku tegay deegaanno ka tirsan waqooyiga gobolka Galgaduud,iyo caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.
Madaxweyne xigeenka iyo wefdigiisa waxaa garoonka Ugaas Nuur kusoo dhaweeyey maamulka caasimada, xubno ka tirsan goleyaasha dowladda iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Leave a Reply