
Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyey Shirkii Garsoorka Dalka kaas oo ay kasoo qayb galeen Qaybaha kala duwan ee Garsoorka dalka Sida Gudomiyaha Maxkamadda sare ee JFS, Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka, Taliyaha Booliska Soomaaliyed iyo marti sharf kale.
Markuu soo dhamaaday Shirka garsoorka dalka waxaa laga soo saaray Warmurtiyeed waxaana Warbaahinta u aqriyey Garyaqaan Cali Shiikh Aadan Yusuf “Cali Somali”
Leave a Reply