
Shil gaar oo ka dhacay inta u dhaxaysa deegaanada Salaamo iyo Libaaxo oo ka tirsan gobolkaasi Gobolka Nugaal ay Ku dhinteen 6-qol halka 3-kalena ay soo gaareen dhaawacyo.
Gudomiyaha Gobolka Nugaal Iyo Taliyah Qaybta Booliska Gobolka Nugaal oo Tagay Halka Uu Shilku Ka Dhacay Ayaa Gurmad u Fidiyay Dadkii Waxyeeladu Soo Gaartay Kuwaaso Loo Soo Qaday Isbitaalka Garowe.
Gudomiyaha Gobolka Nugaal Mudane Cawil Xassan Tooxyare Ayaa U Tacsiyadeeyay Qoysaskii Ay Ka Geryooden 6da Qof Halka Kuwii Dhacwacmayna Alle U Weydiiyay Inuu U Boga Dhayo.
Leave a Reply