
Wasiirka gargaarka iyo maareenta masiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay Hop#097 ee golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya oo doorashadiisu lagu qabtay magaalada Jowhar.
Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa Madaxwaynaha iyo maamulka Hirshabeele uga Mahadcelisay Hufnaanta Doorashada ka dhacday Jowhar.
Leave a Reply