
Wasaaradda Amniga Gudaha Jubbaland Jeneraal Yuusuf Xuseen Cismaan “Dhuumaal” ayaa hay’ada qaramada midoobay u qaabilsan qaraxyada kala wareegtay agab loogu tala galey in la isaga difaaco walxa qarxa ee ay soo maleegaan Malleeshiyaadka argagisada Al shabaab.
Leave a Reply