
Galmudug oo shaacisay Qabashada 6 Kursi oo deegaan doorashadoodu Gaalkacayo
Guddiga hirgelinta Doorashada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaacinayay jadwalka 6 kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug.