Madaxwayne Farmaajo oo Abiy Axmed Addis Ababa kulan kula qaatay

abiyaxmed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan-doceed ka tirsan Shir Madaxeedka 35-aad ee Midowga Afrika la qaatay Qaar kamida Madaxda Afrika.

Madaxwayne Farmaajo ayaa Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Mudane Abiy Ahmed kulan kula qaatay Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo horumarinta iskaashiga Labada Dowladood ee dhinacyada amniga, ganacsiga, dhaqaalaha, deris wanaagga iyo horumarka iyo xaaladda guud ee Gobolka Geeska Afrika.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.