Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu waheliye Wasiirkuxigeenka warfaafinta Alcadaala ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor.
Madaxwayne Qoorqoor iyo Ra’iisalwasaare Rooble ayaa wada qaateen kulan gaar ah oo diiradda lagu saaray Musharaxnimada Cabdiraxmaan Alcadaala, dardargelinta iyo dhammeystirka doorashooyinka, gurmadka abaaraha iyo la dagaallanka argagixisada Alshabaab.
Leave a Reply