
Degmada Goldogob ee Gobolka Mudug ayaa laga bilaabay dhismo Garoon diyaaradeed kaas oo dhismihiisa marar badan dib u dhac ku yimid, Waxaana Ummada Soomaaliyeed iyo Bulshada kasoo jeeda Degmada Goldogob loogu baaqay inay ka Qayb qaataan Dhismaha Garoonka Diyaaradaha.
Leave a Reply