
Waxaa maanta la soo gabagabeeyay doorashadii xildhibaannada Golaha Shacabka ee ka socotay magaalada Baraawe oo ah deegaan doorashada labaad ee Dowlad-goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya.
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Koonfur Galbeed ayaa Soo gaba gabeeyey Dhamaan 26 Kursi ee Yaaley Deegan Doorashada Labaad Koonfur Galbeed ee Magaalada Baraawe , waxaana 6 ka mid ah Koraasta loo doortey Haweenka halka 20-ka kalena loo doortey Rag, geba gabadii doorashada oo Maanta ay eheed waxaa La doortey 6 kursi , Waxana kursigii ugu dambeeyey #Hop187 Golaha Shacabka loo doortey Gudoomiyaha Baarlamanka KGS ahna Dr Ali Saciid Faqi.
Leave a Reply