Qoorqoor oo Mahad Salaad Ka dhigay Xildhibaan kadib markii uu diiday in loo tartamo hop147

Mahadsalaad

Mahad Maxamed Salaad  ayaa mar kale loo doortay kursiga tirsigiisu yahay HOP147 isagoo heley 101 cod ka dib markii ay tanaasushay murashaxii ka tartamayay, sida uu shaaciyay guddiga maamulka doorashada Galmudug.

Xildhibaan Mahad ayaa markii sadexaad kamid noqonaya xubnaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, waxaana kursigaan u xiray Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdikaariye Qoorqoor.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.