Gudoomiyaha Degmada Dayniile ahna Xildhibaan ka tirsan Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Abuukar jacfar ayaa si weyn Loogu soo dhaweeyay Garoonka Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho kadibna Kormeeray Degmada Deyniile ee uu Gudoomiyaha ka Yahay.
Leave a Reply