
Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka heer federal Axmed Aadan Dagaal (Axmed Safiina) ayaa oo warbaahinta la hadlay mar kale ayaa waxuu ka warbixiyey dhibkii u gaystay Shacabka Jubbaland agaar ahaan kuwa gobolka Gedo.
Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka heer federal Axmed Aadan Dagaal (Axmed Safiina) ayaa sheegay in hadalkiisii si qaladan loo Fasirtay.
Leave a Reply