Dhageyso:Wasiirka Batroolka oo Ka hadlay Heshiiska uu lagalay Shirkadaha

shidaal

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed oo ka hadlaayey Shirkado lasiiyey qadaraas ay Soomaaliya uga baarayaan Shidaal ayaa sheegay Heshiiska shidaalka inuu la ogaa madaxweyne Farmaajo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.