Agaasimihii hore ee Nabadsugida Soomaaliya Fahad Yaasiin oo loo doortay Xildhigaan ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka ayaa jeediyey khudbad, kadib guushii uu ka gaaray doorashadii ka dhacday Beledwayne.
Xildhibaan Fahad Yaasiin ayaa marka hore tacsi u diray dadkii isugu jiray shacabka iyo Mas’uuliyiinta ee ku dhintay qaraxii shalay ka dhacay Magaalada Beledweyne, waxuuna sheegay Kursiga waxaan ugu shaqeyn doona bulshada Hirshabelle.
Leave a Reply