Magaalada Dhuusamareeb ee Caasumada Maamul Goboleedka Galmudug waxaa Xalay ka dhacday Cadaalad daro laga galay Bulshada Galmudug kadib markii lagu qabtay Munaasabada abaal marinada Galmudug, taas oo lagu sheegay in abaalmarin la gudoonsiinayo Degmada ugu fiican Galmudug, wariyaha, Sanatorka ,Xildhibaanka, Jaamacada, Isbitaalka iyo Madaxwaynaha ugu fiican ee Galmudug kaas oo Noqday Qoorqoor.
Leave a Reply