Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa Madaxtooyada Magaalada Beledweyne waxaa ku soo booqday Lataliyaha Amniga Qaranka Mudane Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ahna Musharax Xilibaan Golaha Shacabka.
Musharax Xildhibaan Fahad Yaasiin oo Shalay Gaaray Magaalada Beledwayne ayaa la filayaa in maanta lagau doorto halkaas.
Leave a Reply