
Taliyihii Hore ee Hay,ada Nabad Sugida Soomaliyeed Fahad Yaasin ayaa Si Rasmi ah ugu Guleestay Dorashadda Kursiga #Hop86 ee Doorqshadiisa ka socotay Magaalada Beledwayne.
Fahad Yasiin ayaa waxaa u hellay 70 Cod halka Musharaxi la Tartamayay Axmed Dhayib Axmed uu isna Hellay 24 cod.Waxaa Halabay illa 3 cod, 97 Ergo Ayaa Codeeysay.
Sidaas Wuxuu Fahad yaasin ku Noqday Xilibaanka kursiga HOP86 Afarta Sano ee Soo Socoota.
Leave a Reply