Wasiir Jamaal oo ka hadlay aas Bosaso loogu sameeyay Cuqaashii ku geeriyooday Qaraxii Boosaaso.

jamaal

Magaaladda Bosaaso ayaa aas-Qaran loogu sameeyay Cuqaashii shalay ku geeriyooday Qaraxii Boosaaso, kaas oo loo malaynayo inay ka dambeeyeyn Maamulka Deni Hogaamiyo.

Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Mohamed Xasan,Suldaanka Guud ee beelaha dubays Mohamed Abdullahi Cartan,Maamulka Gobolka Bari,iyo Waxagrad iyo siyaasiyiin ayaa ka qeybgallay aaska Waxgaradkii shalay lagu dilay Boosaaso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.