Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo waftigiisii ayaa qaarax lagula beegsaday barkoontaroola oo ku taala irida hore ee Magaalada Boosaaso.
Qaraxa oo jugtiisa si weyn looga maqlay Xaafadaha kala duwan ee ay ka kooban tahay magaalada Boosaaso, ayaa lasoo sheegayaan in khasaare badan uu ka dhashay.
Madaxwaynaha Puntland ayaa laamahabamniga amray inaybsoo qabtaan cida ka dambaysa Qaraxyada ka dhacay Boosaaso.
Leave a Reply