
Cabdirashiid Maxamed Xidig ayaa ku guuleystay kursiga HOP 072 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo Axmwd Madoobe u xiray.
Xidig ayaa Wuxuu helay 75 cod, halka Cabdisamed Maxamed Cabdullaahi oo la tartamayey uu helay 18 cod, waxaana xumaaday 2 cod.
Xidig ayaa ka mid ahaa golihii isbadal doonka ahaa ee kasoo horjeeday Maamulka Axmed Madoobe.
Leave a Reply