Magaalada Muqdisho waxaa Maanta lagu doortay Shan kursi oo kamida Xildhibaanada Golaha Shacabka Beelaha Banaadiriga kuwaas oo qabashadooda laga soo maray buuq badan iyo eedeyn loo jeediyey Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya.
Xildhibaanada Banaadiriga ee maanta Muqdisho lagu doortay ayaa waxaa kamida Xaafiiska Madaxwaynihii hore ee Galmudug Cabdikariim Guuleed iyo Kuwa kale.
1-Maxamuud Cabdulqaadir Xaaji ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#084
2-Khadiijo Maxamed Al Maqsuumi ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay Hop#034
3-Cabdiraxmaan Cabdulqaadir Cadde ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#105
4-Maxamed Nuur Abuukar ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#265
Leave a Reply