
Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa Maanta ka dhacday doorashada kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliyeed ee tirsigooda yahay Hop#068, Hop#022 Hop#032
Doorashada kursiga Hop#068 ayaa waxaa kusoo baxay Afhayeenka Ra’iisalwasaraha Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macalim.
Kursiga Hop#22 waxaa ku guulaystay Mar kale Cismaan Maxamed Cabdi Daalo, Kursiga Hop#32 ayaa waxaa ku guulaystay Khaliif Cabdi Cumar oo horay kursigaan ugu fadhiyey.
Leave a Reply