Sheekh ilyaas Cali Nuur ayaa Baydhabo Ka daahfuray Tababar Kusaabsan Xoriyada Hadalka

ilyaas

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Maamul goboleedka Koonfur galbeed Sheekh ilyaas Cali Nuur Cali ayaa Maanta Baydhabo Ka daahfuray Tababar Kusaabsan Xoriyada Hadalka.

35 ka mid ah shaqaalaha xariirka dadweynaha u qaabilsan maamulka KGS oo ay Qeyb Ka Yihiin Inta Badan Wariyayaasha ayaa maanta tababar sare loogu qaadaayo xirfadahooda Waxaa Maanta Lagu Qabtey magalaada Baydhabo.

Tabarkaan oo socondoona shan maalmood, waxaana taageeray hay’dda UNSOM Waxaana Furitaanka Tababarka Ka Soo Qeyb Galay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta Kheyre Cali Iyo Mas’uuliyiin Kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.