
Guddiga hirgalinta doorashooyinka Dowlad gobaleedka Hirshabelle SEIT, ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada 11 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha shacab ee deegaan doorashadoodu tahay magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan.

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply