Madaxwaynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo safar shaqo kuyimid magaalada Gaalkacyo galinkii danbe ee maanta, ayaa waxaa si wayn usoo dhaweeyay wasiiro iyo xildhibaano katirsan labada gole ee dowlada Galmudug, xildhibaano katirsan dowlada federalka, maamulka degmada Gaalkacyo iyo kan gobolka Mudug, masuuliyiin kale iyo qeybaha kala duwan ee Bulshadda .
Ujeedka Madaxwaynaha Galmudug uu Gaalkcyo u tagay ayaa ah Sidii uu goobjoog uga noqon lahaa doorashada xildhibaanada ee halkaas ka dhacaysa.
Leave a Reply