Madaxwayne Kuxigeenka Axmed Madoobe oo sheegay inay Doorasho ka dhici karin Garbahaaray

sayid

Madaxweyne kuxigeenka koobaad Jubaland mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa daahfuray kulankii koobaad ee ay Guddiga uu Ra’isul wasaaraha xukuumada Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble u xilsaaray qiimeeynta xaaladda deegaan doorashada labaad ee Jubaland (Garbahaarey) ay la yeeshaan siyaasiyiin Jubaland ee kasoo jeeda Gobolka Gedo.

Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid ayaa Sheegay Magaalada Garbahaaray inaysan dhici karin Doorasho madaama loo diiday maamulka jubbaland inay tagaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.