Ra’iisalwasaare kuxigeenka oo Sacuudiga ka Gudoomay Deeq Raashin ah

mahdi

Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa daah-furay munaasabad Dowladda Soomaaliya oo loogu wareejinayay ku dhowaad 3-kun oo tan oo raashiin kala duwan ah, taas oo ay bixineyso Dowladda Sacuudiga.

Munaasibadda waxaa goobjoog ahaa Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye, Mas’uuliyiin ka socday guddiga abaaraha iyo xubno ka tirsan Qaramada Midoobay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.