
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sharaxaad ka bixiyay shirka sanadlaha Soomaaliya iyo Hey’adaha dhaqaalaha aduunka oo socday labo todobaad loogana hadlayay hannaanka dib u habeynta maamulka maaliyadda Soomaaliya iyo horumarka laga sameeyay oo la soo gabogabeeyay.
Leave a Reply