
Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madobe ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha’unaxariistee Xildhibaan Maxamuud Muxumed Kuulow, oo galabta ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya
Alle ha u naxariistee Maxamuud Muxumed Kuulow ayaa kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka JFS ee dhawaan lagu doortay Jubaland gaar ahaan Magaalada kismaayo.
Leave a Reply