Wasiirka Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Duraan Axmed faarah ayaa ka hadlay Diyaarado Shatiga lagala Noqday iyo Ganacsato la xiray.
Wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada XFS ayaa beeniyay in qaar ka mid shirkadaha duulimaadka diyaaradaha in shatiyadii lagala laabtay qaarkoodna la ganaaxey.
Leave a Reply