Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya General Odowaa Yuusuf Raage ayaa furay shir looga hadlayey dhameystirka qorshaha Amisom amniga dalka ugala wareegayaan Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed.
Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Taliyaha Ciidanka Amisom , taliyaha ciidanka midowga yurub , Wakiilka Midowga Afrika iyo marti sharaf kale.
Leave a Reply