
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyey liiska xubnaha guddiga ee soo xulaya ergada dooraneysa kuraasta ugu dambaysay.
3-daan kursi HOP#018, HOP#021, HOP#020 oo ah kuwii u dambeeyey xubnaha Galmudug ka soo gelaya golaha shacabka ayaa doorashadooda la qabanayaa 15-03-2022, oo ah maalinta u dambeysa waqtigii loo asteeyey in lagu soo gaba-gabeeyo doorashada.

Leave a Reply