
Guddiga hirgalinta doorashooyinka Jubbaland ayaa caawa shaaciyay 16 kursi ee dhimanaa kuraasta Golaha Shacabka ee Jubbaland.
Guddiga ayaa sheegay in doorashada 16kaan kursi la qaban doono muddo 2 todobaad gudohood.
Madaxwaynaha Jubbaland ayaa horay u sheegay inuusan Garbahaaray Doorasho ku qabanayn lama sheegin goobta doorashada 16 kursi ay ka dhacayso.

Leave a Reply