Maraykanka oo ka hadlay Maamul Goboleedyada Doorashada Waqtigeedii ku dhamayn

usa

Safaaradda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Larry Edward André, ayaa soo dhaweeyey in Madaxweynayaasha Koofur Galbeed iyo Galmudug ay waqtigii loogu tala galay ku dhammeystireen doorashada ee ahaa 15 March 2022.

Dhanka kale Safaaradda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Larry Edward André nasiib darro ku tilmaamtay Madaxweynayaasha Jubbaland, Puntland iyo Hirshabelle ay seegeen waqtigii loogu talagalay Doorashada in lagu soo dhameeyo kale oo muhiim ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.