
Salaad roob-doon ah oo lagu Alle baryayo ayaa saaka lagu oogay garoonka kubbadda cagta ee magaalada Jig-jiga, waxaana salaaddani bulshada kala soo qeyb-galay Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar, culimmada waa-weyn ee Soomaaliyeed, kuwa Deegaanka iyo boqallaal muslimiin ah oo Ilaahay ka baryay naxariistiisa.
Leave a Reply