Deni oo ku gacan Sayray Baaqii Isimida Puntland iyo Lix Xildhibaan oo Garoowe lagu doortay Maanta

deni

Guddiga doorashooyinka Maamul goboleedka Puntland ayaa soo gaba-gabeeyay doorashada golaha shacabka Barlamaanka Jamhuuriyada federaalka ah ee Soomaaliya.

Lixdii kursi ee ugu dambeeyay ayaa saakay doorashadoodu lagu qabtay magaaladda Garoowe waxaana ku guuleystay xildhibaanada hoos ku qoran.

Cabdi ladiif Muuse ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-199.

Cismaan Cali Yuusuf ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-198

Maxamed Cabdulaahi Keyse ayaa ku guuleystay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-073

Sacdiya Xaaji Yaasiin ayaa ku guuleysatay kursiga Tirsigiisa uu yahay Hop-129

Cabdullaahi Maxamed Jaamac ayaa ku guulaystay kursiga HOP191

C/risaaq Xasan Ahmed ayaa ku guulaystay Kursiga HOP 221

Qaar kamida Isimida Puntland gaar ahaan kuwa Mudug ayaa madaxwaynaha Puntland uga digay inuu dad gaara siiyo kuraastooda taas oo Madaxwayne Deni ku gacansaray asagoo soo saaray masuuliyiin kamida Maamulkiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.